Waxaan bogaadin u direynaa Macalinkeena Ustaad C/xafiid C/nuur Cusmaan oo diyaariyay buug qiimo weyn kaasoo la magac baxay #Baraarujin_iyo_Dardaaran_ku_saabsan_Imtixaanada kaasoo uu ugu talagalay Arday Dusiga iyo Jaamacada. Wuxuu tilmaamay: ● sida ugu fudud ee imtixaan loo diyaariyo ● Waqtiyada fiican in imtixanka la aqri ●Meelaha ku haboon ●kuwa kale. Ka faa'ideysi wacan. Mahadsinidiin. Fadlan Like and share 👍