BOGAADIN
Waxaan bogaadin u direynaa Macalinkeena Ustaad C/xafiid C/nuur Cusmaan oo diyaariyay buug qiimo weyn kaasoo la magac baxay #Baraarujin_iyo_Dardaaran_ku_saabsan_Imtixaanada kaasoo uu ugu talagalay Arday Dusiga iyo Jaamacada.
Wuxuu tilmaamay:
● sida ugu fudud ee imtixaan loo diyaariyo
● Waqtiyada fiican in imtixanka la aqri
●Meelaha ku haboon
●kuwa kale.
Ka faa'ideysi wacan.
Mahadsinidiin.
Fadlan Like and share 👍
Wuxuu tilmaamay:
● sida ugu fudud ee imtixaan loo diyaariyo
● Waqtiyada fiican in imtixanka la aqri
●Meelaha ku haboon
●kuwa kale.
Ka faa'ideysi wacan.
Mahadsinidiin.
Fadlan Like and share 👍

Comments
Post a Comment